telesom

Magudhe news waxaad ka helaysaa warar ku salaysan xaqiiqada ay ku soo diyaarsheen macalimiin xirfad gaara u leh saxaafada iyo suxufinimadaba

Dufaano Siyaasadeed Oo Soo Wajahay Maayirkii Degmada Burco Iyo Beeshisi Oo Ka Huleeshay Xisbiga Kulmiye

Dufaano Siyaasadeed Oo Soo Wajahay Maayirkii Degmada Burco Iyo Beeshisi Oo Ka Huleeshay Xisbiga Kulmiye
Maayirka Degmada Burco Maxamed C/raxmaan Yusuf Muraad Ayaa Waxaa Soo Wajahday Culays Siyaasadeed Kaasi
Oo Ku Saabsan Ka Dib Markii Beeshi U Ka Soo Jeeday Ay Gabi Ahaanba Kalsoonidii Kala Laabatay Xisbil Xaakimka Tallada Dalka Haye Ee Kulmiye
 
Maayirka Degmada Burco Oo Habiimadii Xalay Doonayey In Kulamo La Qaato Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha U Ka Soo Jeedo Ee Reer Biniin Ayaan Suurto Gelin Ka Dib Markii Ay Cuqaasha Iyo Waxgaradku Ku Gacan Saydheen Kulankaasi U Doonayo Maayir Muraad
 
Waxaana La Arkaayey Maayirka Degmada Burco Oo U La Soo Deristay Niyad Jab Iyo Kalsooni Daro Taasi Oo Laga Yaabo In Ay Galaafato Xilka Maayirnimo Ee Ka Hayo Degmada Burco Madama Aanu Kalooni Ka Haysan Beeshi U Ka Soo Jeeday
 
Beesha U Ka Soo Jeedo Maayirka Degmada Burco Ayaa Ku Cabanaysa In Xukuumada U Hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamud Silaanyo Iyo Xisbil Xaakimka Kulmiye Ay Ka Tabanayaa Tabashoyin Badan Oo Ku Saabsan Saamigii Ay Beesha Reer Biniin Ku Lahayd Xisbiga Kulmiye Taasina Ay Sababtay In Ay Ka Huleelan Xisbiga Kulmiye
 
Maayirka Degmada Burco Ayaa Waxyabaha U Ku Seegi Kari Ama U Ku Waayi Karo Xilka Maayirnimo Ayaa Ah In Aanu Beeshisa Gacanta Ku Hayn Iyo Dal Daloolo Siyaasaded Oo Ku Banaanaday
 
Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Ayaa Gucle Orod Ugu Jira Sidii U Soo Jiidan Lahaa Beesha Reer Biniin Ee U Ka Soo Jeedo Maayirka Degmada Burco Maxamed C/raxmaan Yusuf Muraad Isla Markaana U Ugala Hoos Bixi Lahaa Xisbiga Kulmiye
 
Maayir Muraad Ayaan Iman Goobihi U Ku Cawayn Jiray Ee Bulshada Kula Sheekaysan Jiray
 
Si Kastaba Ha Ahaate Beesha Reer Biniin U Ka Soo Jeedo Maayirka Degamada Ayaa Sababi Karta In Maayir Muraad Xilkiisa Ku Waayo Maadama Ay Beeshisiba Ay Ka Huleeshay Xisbiga Kulmiye Oo Ah Xisbiga U Haya Booska Maayirnimo Maadama U Xildhibanada Ugu Tirada Badan Ay Ka Soo Baxeen Xisbiga Kulmiye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *