telesom

Magudhe news waxaad ka helaysaa warar ku salaysan xaqiiqada ay ku soo diyaarsheen macalimiin xirfad gaara u leh saxaafada iyo suxufinimadaba

Daawo Pakistan ‘oo bilowday gantaal riddo dheer oo laga rido badda hoosteeda

Militariga dalka Pkaistan ayaa shaaciyay inay si guul ah ku dhammaatay tijaabada gantaalkoodii ugu horeeyay ee riddo dheer oo badda hoosteeda laga rido.

Gantaalka loogu magacdaray Babur-3, oo gaari kara illaa 450km, ayaa qaadaya madaxyada hubka nukliyerka, sida uu xaqiijiyay afhayeen la hadlay wakaaladda wararka ee AFP.

Ra’iisul wasaare Nawaz Sharif wuxuu tilmaamay in tijaabada ay muujineyso guusha Pakistan ee teknolojiyadda iyo isku filnaanta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *