telesom

Magudhe news waxaad ka helaysaa warar ku salaysan xaqiiqada ay ku soo diyaarsheen macalimiin xirfad gaara u leh saxaafada iyo suxufinimadaba

Daawo Shirkad laga leeyahay dalka Germany ayaa la soo baxday qorshe cusub ka dib markii ay soo saartay Gaari guri

Shirkad laga leeyahay dalka Germany ayaa la soo baxday qorshe cusub ka dib markii ay soo saartay Gaari guri ka sameeysan kaas oo gudihiisa uu sii dhex gali karo Gaari kale oo yar .

Shirkadaan oo lagu magacaabo Volkner Mopil ayaa waxa ay ka dhisan tahay magaalada Wuppertal ee dalka Jarmalka , waxeeyna naqshada gaarigaan ugu tala gashay dadka Safarka ah ama Qooysaska caruurta wata .

Gaarigaan cusub ayaa waxaa u dhan dhamaan qalabka guryaha sida Jiif , Fadhi , Kushiin iyo Suuli ama Musqul .Sidoo kale gaarigaan ayaa gudihiisa waxaa ku sii diyaarsan gaari yar oo raaxada ama dadka Safarka ah loogu tala galay .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *